Thierry Henry :- Hadii la Celiyo Qatarta Ozil Arsenal Wey Dhimatay

0

Weeraryahankii Hore ee kooxaha arsenal iyo Barcelona Thierry Henry. Ayaa sheegay in Barcelona ay ka guuleysan doonto kooxda arsenal waa hadii ay celiso xidiga kubad abuuraha ee Mesut Ozil.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Germany Mesut Ozil ayaa qaab ciyaareedkaan wanaagsan ku qaadanaya kooxda arsenal isagoona xili ciyaareedkaan lugtiisa ku caawiyay 17-kubadood oo goolal loo badalay.

Thierry Henry ayaa Tilmaamay in laacibkii Hore ee kooxda Real Madrid oo ku raaxeysanayo qaab ciyaareed aad u wanaagsan tan iyo markii uu ka Yimid kooxda Real Madrid ee Horyaalka dalka Spain.

‘’hadii la celiyo qatarta Ozil arsenal wey dhimatay ayuu yiri weeraryahankii Hore ee xulka dalka france Thierry Henry

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here