Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya oo Gaaray Magaalada Qaahira ee dalka Masar

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaliya Maxamed shiikh cusman Jawaari ayaa galinki dambe ee maanta gaaray Magaalada Qaahir ee dalka Masar oo dhawaan uu ka furmi doono Shirka Baarlamaanada Jaamacadda Carabta.

Gudoomiyaha Baarlamanka  soomaliya Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari oo warbaahinta kula Hadlay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka ay kusoo bandhigi doonaan xaaladaha siyaasadeed ee soomaliya ka jira.

Dhanka kale Shirka waxaa kasoo galaya Gudoomiyaasha Baarlamanada ku jira ururka Jaamacada carabta waxaa inta badan loogu hadlayaa xaaladaha siyaasadeed ee ka jira wadamada ka Tirsan ururka Jaamacada carabra.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here