Dhageyso:- Barnaamijka Fanka iyo Suugaanka ee Radio Simba

0

Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka fanka iyo suugaanta Ee Radio Simba waxaa caawa Marti inoogu ah Fanaanad Fanaan uu dhalay Ee ‪#‎xamdi‬ Cabdi Tahliil Warsame fankeeda iyo xaalada Aabaheed Fanaanka Caanka ah allaha Caafiyee‪#‎Cabdi‬ tahliil Warsame Ayaan ka wareeysan doonaa  barnaamijka waxaa soo saaray aniga oo Xasan Maxamed Samatar Cowke

barnaamijka Fanka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here