Taageero ku Dhaawacmay Goolkii uu Dhaliyay Xidiga Danny Welbeck

0

Kadib markii kooxda arsenal ay guul dirqi ah ka gaarto kooxda Leicester City kulan ka tirsan Horyaalka ingiriiska ayaa la xaqiijiyay in uu jiro Taageero ku dhaawacmay garoonka Emirates. Kadib goolkii uu dhaliyay xidiga Danny Welbeck.

Taageerahaan lagu magacaabo Scott Stephen Woods ayaa la dabaalgay xidiga Danny Welbeck. Ayaa la sheegay in uu dhaawac soo gaaray sidaas darted isla maanta qaliin lagu sameeyay lagu guuleystay.

Scott Stephen Woods ayaa bartiisa soo dhigay isagoo saaran sariirta dadka dhaawacyada ayaa sheegay in aad u Farxay kadib markii uu dhaliyay goolka guusha xidiga Danny Welbeck. Ciyaartii ay ka guuleysteen kooxda Leicester City.

”Waxaan u Mahadcelinayaa xidiga Danny Welbeck iyo Taageerayaasha kooxda arsenal kuwaasi ka guuleystay kooxdiisa ay martida u ahaayeen ayuu bartiisa Instagram. Kusoo qoray Scott Stephen Woods.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here