Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa magacaabay xidiga uu kaga hortagayo kooxda Horyaalka dalka Scotland ee Midtjylland lugta Hore ee koobka Europa League.
Xidigaha Wayne Rooney iyo Marouane Fellaini ayaa kamid ah xidigaha laga saaray shaxda kooxda Manchester United kulanka Midtjylland. lugta Hore ee koobka Labaad ee Yurub.
Matteo Darmian daafaca reer Talyaani oo dhawaan uu dhaawac soo gaaray ayaa la xaqiijiyay in uu kulankaan seegi doono waxaa booskiisa lagu baladay xidiga Donald Love.
Manchester United squad to face Midtjylland: De Gea, Romero, Love, McNair, Smalling, Blind, Poole, Riley, Carrick, Herrera, Schneiderlin, Lingard, Pereira, Weir, Mata, Memphis, Martial, Keane.

