Wararka haatan naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku waramaya in magaaladaas Lagu dilay nin ganacsade soomali ahaa oo goob ganacsi ku lahaa Gudaha Magaalada.
Dad ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa idaacada simba ee Magaalada Muqdisho u sheegay In Ganacsadaha ay toogteen kooxo Hubeysan xili uu ku sugnaa Gudaha Magaalada Nairobi.
wixii kusoo kordha simbanews.com

