Dhageyso:- Maamulka Degmada Hodan oo ka Warbixinaya Qarax ka Dhacay Degmada

0

Maamulka degmada Hodon ee Gobolka Banaadir  ee dowlada soomaliya ayaa ka warbixiyay garax gaari loogu xiray mas’uul horey xil ugu soo qabtay dowladihii dalka soo  maray Mudooyinkii dambana ahaa Gudoomiye urur siyaasadeed. oo dalka soomaliya ka jira.

Mudane Xuseen Maxamed Cabdi Taliyaha saldhiga degmada Hodon ee Gobolka Banaadir oo warbaahinta kula hadlay isla gudaha degmada Hodon ee Gobolka Banaadir ayaa si kooban ugu warbixiyay qaraxa  wuxuuna sheegay in qaraxa uu ka dhacay isgoyska Km4- gaariga loogu xiray marxuumka geeriyooday.

Waxa uu sheegay in gaariga markii Hore uu istaagay uuna ka dagtay qof isaga la socday markii dambana uu goobta ku qarxay gaariga isla markaana uu ku geeriyooday wasiirkii hore ee gaashaandhiga xukuumadii Nuur Cadde Muxudiin nin magaciisa lagu sheegay.

cidna ma sheeganin qaraxa ka dhacay maanta degmada Hodon.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here