
Kooxd Chelsea ee Galbeedka Magaalada magaalada London ayaa dalab u dirtay kooxda ac Milan oo ku aadan laacibka yar ee goosha qabta ee Gianluigi Donnarumma sida maanta lagu daabacay Fichajes.net
16-jirkan ayaa bandhig wanaagsna wanaagsan ka sameeyay horyaalka dalka Talyaaniga isagoona booska kala baxay goolhayihii qeybta kowaad ee Diego Lopez waxaana la sheegayaa in uu yahay badalka goolhayaha kooxda Juventus Gianluigi Buffon dhanka xulka dalka Talyaaniga.
Kooxda Blues ayaa ka cabsi qabta dhaawacyada soo gaaraya xidiga goosha qabta ee xulka dalka Belgium-ka Thibaut Courtois’ oo dhaawan dhaawac kasoo laabtay.
