Mesut Ozil oo Arsenal  ka dhaqaaqaya

0

Kubada sameeyaha kooxda arsenal Mesut Ozil ayaa la sheegay in uu ka dhaqaaqi doono kooxda arsenal marka uu dhamaado xili ciyaareedkaan sida maanta lagu daabacay majalada Marca.

Warar soo baxaya ayaa ku waramaya in kubad sameeyaha uu hoos u dhigay heshiis uu kooxda ugu kordhin lahaa sidoo kale wararka aya ku waramaya in laacibka aysnan u muuqanin in kooxda arsenal ay ku guuleysan karto koobka Champions League.

Mesut Ozil ayaa kasoo dhaqaaqay kooxda Real Madrid xili ciyaareedkii 2013-ka kadib markii uu shaki galay booskiisa joogtada ah ee garoonka Madrid ay ku ciyaarto.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here