Morinho oo Hadlay Tan iyo Markii laga Ceyriyay Shaqada Chelsea

0

Macalinka Hore ee kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in uu dib ugu soo laaban doono shaqada Macalimo kadib markii uu qabtay shirkii Jaraaid ee ugu Horeeyay kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea bishii December.

Jose Mourinho ayaa xaadiray ciyaar ay kooxda Borussia Dortmund barbaro la gashay kooxda Hertha Berlin waana markii ugu horeysay ee la arko macalinkii tan iyo markii laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea.

Wareysi uu siiyay GQ kadib ciyaarta ka dhacday dalka Germalka  ayuu ku sheegay in uusan aad u faraxsaneen inta uu dib usoo laabanayo dabiici ahaa waan xanaaqsanahay ayuu ku sheegay wareysigiisa.

Macalinkii Hore ee kooxda Chelsea ayaa sidoo kale lala xiriirnayaa shaqada kooxda Manchester United uu kamid ah kooxaha ugu sumcada wanaagsan dalka ingiriiska.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here