Dowlada iiraan oo Sheegtay in Maanta laga Qaaday Cunaqabateentii Saarneed.

0

Wasiirka arrimaha dibada dalka iiraan maxamed javad shariif ayaa sheegay in dalka iiraan wixii ka bilowdo maanta oo sabti ah laga qaaday cuna qabateentii dhanka nukleerka saarneed. sanadihii dambe.

Cunaqabateentii caalamiga waa nagala qaaday sidaasi waxaa yiri wasiirka arrimaha dibada iiraan maxamed javad shariif. oo ka hadlayay Talefashinka qaranka dowlada wadanka Iiraan.

Dalka iiraan waxaa in mudaa saarnaa cuna qabateeno sare oo dalka uu ku muteestay markii ay balaariyeen bacriminta hubka yureeniyamka ee iiraan. oo dowlada Yurub ay cabsi ka muujiyeen,

Dhanka kale Waxaa kaloo wasiirka arrimaha dibada uu xusay in iiraan ay xirir wanaagsan ay la yeelatay  quwadaha dunida ee hada iiraan hishiiska la gaaray.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here