Dhageyso:- Madax ka Tirsan dowlada Soomaliya iyo Siyaasiyiin gaaraya Magaalada Beledweyne

0

Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan wali waxaa kusii qulqulaya xubno ka Tirsan dowlada soomaliya iyo siyaasiyiin kuwasoo doonaya in ay ka qeyb galaan aaska qaran ee loo sameyn doono  Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo shalay ku geeriyooday Magaalada Beledweyne,

Gudoomiyaha odoyaasha dhaqanka gobolka Hiiraan Nabadoon Dacar xirsi  oo la Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa ka sheegay in Magaalada ay xiligaan soo garayaan siyaasiyiin iyo madax dowlada soomaliya ka Tirsan oo kasoo jeeda Gobolka Hiiraan kuwasoo doonaya in ay ka qeyb galaan aaska qaran ee loo sameynayo Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here