Macalinka kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa saxaafada u sheegay in waaxaha caafimaadka ay ka sugayaan jawaabta wax ay ka yiraahdaan dhaawac soo gaaray xidiga Eden Hazard haduu yahay mid culus iyo hadii uu yahay mid fudud.
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka ayaa badalay agu sameeyay kadib markii uu sheegtay in uu dhaawac soo gaaray ciyaartii ay caawa ka adkaadeen kooxda Crystal Palace. Ciyaar ka dhacday guriga Selhurst Park.
Eden Hazard ayaa la badalay daqiiqadii 9-aad waxaana lagau badalay xidiga heerka caaalami ee xulka dalka Spain Pedo

