Eden Hazard :- Mar Walba diyaar ayaan u ahay ka Ciyaarista Weerarka kooxda Chelsea

0

Laacibka kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa sheegay in uu ku Faraxsan yahay hadii  loo dooqdo dhanka weerarka ama garabka kooxda Chelsea. ee Galbeedka Magaalada London,

24-jirka heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka  ayaa kusoo bilowday 3-jeer weerarka kooxda Chelsea isagoona sidoo kale kusoo bilowday weerarka Chelsea kulankii ay barbaraha 0:0 ay la galeen kooxda Manchester United ciyaar ka dhacday Old Trafford. Madaama uu ganaaxnaa laacibka Diego Costa.

Eden Hazard oo xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay ku guuleystay laacibka sanadka ee Horyaalka dalka Ingiriiska ayaa xili ciyaareedkaan sameeyay hoos u dhac aad u weyn isagoona wax goolal ah dhalinin kulamadii dambe,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here