Macalinka kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa sheegay in ay kooxdiisa qorsheenayso in ay xili ciyaareedkaan lasoo wareegto ayna dib usoo ceshato xidigaha kasoo baxay akadeemiyada koxda Barcelona Denis Suarez.
Xidigaan ayaa si amaah ah xili ciyaareedkii Hore ku qaatay kooxda Sevilla ugu dambeyn ayuu heshiis joogto ah ugu dhaqaaqay kooxda Villarreal bishii August isagoona u saxiixay heshiis 4-sano ah waxaa haatan doonaysa in ay dib u ceshato kooxda Barcelona,
Denis Suarez. Ayaa xili ciyaareedkaan wacdaro ka muujinaya Horyaalka dalka Spain isagoona soo jiitay kooxda Hore ee Barcelona,

