Van Gaal oo Shaqada ka Tagaya kadib kulan kooxda Chelsea  

0

Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa la aaminsan yahay in uu shaqada kooxda Manchester United uu ka Tagi doono kadib kulanka ay soo dhaweyn doonaan kooxda Chelsea,

Majalada Daily Telegraph oo ingiriiska kasoo baxda ayaa ku waramaysa in Macalinka kooxda Manchester United uu shaqada ka tagi doono hadii uu ka adkaato iyo hadii uu guuldaro kala kulanto kooxda Chelsea.

Dhanka kale Kooxda Manchester United ayaa Todobaadkaan guuldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Stoke City iyadoona Todobaadkii aynu soo dhaafnay guuldaro kala kulantay kooxda Norwich City caawana waxay la ciyaari doontaa kooxda Chelsea,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here