Oliver Bierhoff: Lamh kuma Laaban doono Xulka dalka Germany

0

Oliver Bierhoff oo macalin usoo Noqday Xidiga kooxda Beyer Munich Philipp Lahm ayaa meesha ka saaray wararka ku aadan in uu dib ugu laaban doono xidigaan xulka dalka Germany ciyaaraha Uero 2016-ka.

Philipp Lahm oo 32-jir ah ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu ka fariistay u ciyaarista xulka dalka Germany kadib markii uu xulka kula guuleystay koobkii aduunka ee lagu qabtay dalka Brazil.

Oliver Bierhoff oo saxaafada hadal kooban siiyay ayaa sheegay in aysan jirin wararka Tilmaamaya in laacibkaan uu qorsheenayo in uu dib ugu laabto xulka dalka Germany isagoona u matalaya ciyaaraha Uero 2016-ka oo dalka France lagu qaban doono sanadkaan,

Philipp Lahm ayaa xulka dalka Germany u saftay 100-kulan 10- sano uu kasoo muuqanayay sanadihii dambe

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here