Maamulka Puntland ayaa si buuxda u Taageeray Maamulka dhawaan Loogu dhawaaqay degmada Ceel-barde ee Gobolka Bakool ee la Magac-baxay Bakool sare,
Shir ay iskugu Yimaadeen Golaha wasiirada maamulka Puntland uu shir Gudoominaayay Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa si buuxda loogu Taageeray Maamulka Bakool sare oo dhawaan Loogu dhawaaqay degmada Ceel-barde kasoo ka kooban degmooyinka Yeedh. Ceel-barde, iyo aato. waana Maamul ka madax Banaan Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya,





