Wax ka Ogow Natiijooyinka Kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska

0

Waxaa Caawa iyo Galabta la ciyaaray Kulamo ka Tirsan Horyaalka dalka Ingiriiska iyadoona laga adkaaday kooxo waa weyn Halka ay guulo gaareen kooxo yar yar

Kooxda Manchester United ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Stoke City Halka ay Chelsea barbaro ay la gashay naadiga Watford ciyaar ka dhacay Guriga kooxda Chelsea

England – Premier League December 26

FT Stoke City 2 – 0 Manchester United

FT AFC Bournemouth 0 – 0 Crystal Palace

FT Aston Villa 1 – 1 West Ham United

FT Chelsea 2 – 2 Watford

FT Liverpool 1 – 0 Leicester City

FT Manchester City 4 – 1 Sunderland

FT Swansea City 1 – 0 West Bromwich Albion

FT Tottenham Hotspur 3 – 0 Norwich City

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here