Arsene Wenger: Weeeraryahan uma Baahni Xili Ciyaareedkaan

0

Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa aaminsan in uu ku saxan yahay haduusan xili ciyaareedkaan lasoo wareegin xidig ka ciyaara weerarka Xili kooxda Magaalada London ay weerar u baahan Tahay,

Kooxda Gunners ayaa xili ciyaareedkaan lala xiriirinaayay Laacibka weerarka kaga ciyaara kooxda Real Madrid Karim Benzema  laakin macalin wenger ayaa sheegay in uusan xiligaan xiiseenin laacib weerarka ka ciyaara.

Macalinkii Hore ee kooxda Monoco ayaa xili ciyaareedkaan la dhacsan qaab ciyaareedka laacibka  heerka caalami ee xulka dalka France ee Olivier Giroud oo xili ciyaareedkaan shabaqada laga celin la yahay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here