Macalinka kooxda Beyer Munich Pep Guardiola ayaa la aaminsan in uu qaban doono shaqada kooxda Manchester City waa sida ay qorayaan majaladaha kasoo baxa dalka germany,
Sidoo kale macalinka reer Spain waxaa lala xiriirinaayaa shaqada kooxda Manchester United oo xili ciyaareedkaan ay macquul ay tahay in shaqada kooxdaas laga ceyriyo macalinka reer Holland ee Luis Van Gaal.
Majalada Kicker oo germany kasoo baxda ayaa caawa ku waramaysa in macalinkii Hore ee kooxda Barcelona Pep Guardiola oo ku dhow yahay shaqada kooxda Manchester City ee dalka ingiriiska.

