Man City & Chelsea oo ku dagaalamaya saxiixa xidiga  Benzema

0

sida ay sheegayaan wararka Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ayaa ku dagaalamaya soo xiro Galinta laacibka weerarka kaga ciyaara kooxda Real Madrid Karim Benzema

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Labada koox ay la Kulmeeen wakiilka xidigaan ayagoona kala Hadlay sidii laacibka reer France uu ugu soo dhaqaaqi Lahaa Horyaalka dalka ingiriiska,

Majalada HITC Sport ayaa ku waramaysa in kooxaha Man City & Chelsea ay aad ugu dagaalamayaan saxiixa xidiga heerka caalami ee xulka dalka France Karim Benzema oo shaki Galinaayo mustaqbalkiisa kooxda Real Madrid

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here