Kooxda Barcelona ayaa ku guuleystay koobkii kooxaha qaaradaha kadib markii ay 3:0 ay kaga adkaatay kooxda dalka Argentine ee River Plate kadib ciyaar ka dhacday Yokohama. Ee dalka Japan,
Barcelona ayaa goolasha ka heshay xidigaha kala ah Suarez oo labo dhaliyay iyo xidiga Messi’ oo goolka furitaanka Dhaliyay.
River Plate (4-3-3): Barovero 7, Mercado 6, Maidana 6, Balanta 7, Vangioni 6.5, Kranevittter 6, Ponzio 5 (Gonzalez 46, 6), Sánchez 6.5, Viudez 5.5 (Driussi 56, 6), Mora 6 (Martinez 46, 6.5), Alario 6
Barcelona (4-3-3): Bravo 7.5; Alves 7, Pique 8, Mascherano 7 (Vermaelen 81), Alba 6.5; Busquets 8, Rakitic 7 (Sergi Roberto 67, 7), Iniesta 7; Messi 9, Suarez 9, Neymar 9.5 (Mathieu 89).
Scorers: Messi 36, Suarez 49, Suarez 68
Attendance: 66,853
Referee: Alireza Faghani



inta koob ay xili ciyaareedkaan ay qaaday
La Liga
Copa del Rey
Champions League
UEFA Super Cup
FIFA Club World Cup









