Diyaarad laga leeyahay dalka France oo Waxyaabaha  Qarxa lagu dhex Arkay

1

Diyaarad nuuceydu yahay kuwa rakaabka qaada lagana leeyahay dalka Faransiiska ayaa lagu dhex arkay bambaano taasi oo sababtay in diyaarada si dag dag ah loogu dajiyo magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Diyaarada ayaa kasoo duushay dalka Mauritius iyadoona kusii jeeday magaalada paris ee caasimada dalka Faransiiska.

Rakaab kor u dhaafaya 200 ayaa diyaarada la socotay.

Sargaal sare oo booliska Kenya ka tirsan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in diyaarada uu socdaalkeedu ahaa dalka France laakin markii diyaaradda laga dhex helay shay laga shakiyay ay  arintaas sababtay in ay ku degto magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here