War Deg Deg: Dagaal ka Socda Deegaanka Ismaamulka Somalida Ee Dalka Ethiopia.

1

Wararka ka imaanaya ismaamulka soomalida dalka Ethopia ayaa sheegaya in uu haatan ka socda Dagaal u dhexeeya Maleeshiyo beeleed ka soo kala Jeeda Deegaanada Buuhoodle iyo Gaashaamo.

Dad ku sugan ismaamulka soomalida dalka Ethopia oo la Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu dagaalka yahay mid aad u xoogan labada meeleeshiyana ay isku adeegsanayaan Hubka noocyadiisa kala duwan,

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

 

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here