Thiago Alcantara oo ka Hadlay shaqsi kala Hadlay in uu kusoo biiro kooxda Manchster United

0

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Beyer Munich Thiago Alcantara ayaa sheegay in goolhayaha kooxda Manchester United David De Gea uu usoo bandhigay fikir ah in uu soo dhaqaaqo kooxda Manchester United,

Xidiga heerka caalami ee xulka Spain Thiago Alcantara ayaa ka dhaqaaqay kooxda Barceona isagoona ku biiray kooxda dalka Germany ee Beyer Munich xili ciyaareedkaan 2013-dii

Macalinkii hore ee kooxda Manchester United David Moyes ayaa dhankiisa isku dayay in uu lasoo waeego laacibka heerka caalami ee xulka dalka Spain ka hor inta uusan ku biirin kooxda Beyer Munich,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here