Cesc Fabregas “ Waa in aan Bandhig Wanaagsan Sameenaa

1

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Chelsea Cesc Fabregas ayaa ugu baaqay dhamaan ciyaartooda kooxda Chelsea in ay la yimaadaan qaab ciyaareed wanaagsan  si kooxda Chelsea ay ugu soo laabato waayihii fiicnaa.

Kooxda Chelsea ayaa la kulantay guuldaradii 9-aad ee xili ciyaareedkaan kadib markii ay booqdeen garoonka King Power Stadium habeenkii isniinta ay talaado ay soo galaysay taasoo ka dhigan in Chelsea ay soo gashay kaalinta 16-aad iyadoona 1-dhibic u jirta kaalimaha heerka Labaad,

Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho oo saxaafada dhankiisa la Hadlay ayaa sheegay in qaar kamid ah ciyaartooda kooxda Chelsea ay Yihiin kuwa doonaya in isaga shaqada laga buriyo xili ciyaareedkaan,

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here