Madaxweynaha Galmudug oo ku Wajahan Magaalada beledweyne

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin xuseen Guuleed ay qeyb ka Yihiin wasiirka arimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed xuseen Odawaa iyo wasiirka amniga gudaha C/risaaq Maxamed cumar  ayaa  ku wajahan Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin xuseen Guleed  iyo wafdigiisa ayaa Magaalada Beledweyne u tagi doona in ay Halkaas kula Kulmaa odoyaasha, iyo waxgaradka Magaalada Baledweyne iyagoona kala Hadli doono sidii xal buuxda loogu gaari Lahaa Colaada Magaalada Beledweyne wali ka jirta.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here