War Deg Deg: Shirkii loogu Hadlaayay Barnaamijka Hiigsiga Sanadka 2016-ka oo Maanta baaqday

0

Sida maanta Lagu balansanaa waxaa xarunta xalane ee Magaalada muqdisho kasii socon lahaa shirka loogu Hadlaayo nooca ay Noqon doonto doorashada soomaliya ka dhacaysa sanadka 2016-ka

Shirka oo shalay Furmay waxaa qudbado ka jeediyay Madaxweynaha soomaliya Xasan sheikh Maxamuud iyo Madaxweynayaasha Maamulka Goboleedyada dalka soomaliya ka Jira kuwasoo Cabiray qaabka ay Noqon doonto doorashada soomaliya ka dhacaysa sanadka 2016-ka  marka la gaaro,

Dhanka kale Warar soo baxaya ayaa sheegaya in arimaha shirka uu u baaqday ay qeyb ka Tahay in la isku mari la’yahay qaabkey Noqon doonto doorashada soomaliya ka dhacaysa sanadka 2016-ka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here