Jazeerada Seychelle oo dowlada Soomaliya ku Wareejisay 9-nin oo burcad badeednimo loo Heysto

0

Sida ay sheegayaan wararka Diyaarad siday sagaal nin oo Soomaali ah oo burcad badeednimo ugu xirnaa Jazeerada Seychelle ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho iyagoona laga soo dajiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde,

Arintaan Dib u soo celinta ragaani  ayaa la sheegay in ay ka qeyb qaataan dowlada soomaliya ,Seychelles iyo Xafiiska la dagaalanka daroogada u qaabilsan Qaramada Midoobe ee UNODC oo xafiiska ku leh meelo badan oo aduunyada ah,

Dhanka kale War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Seychelles ayaa loogu dalbaday Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka ee dowlada soomaliya in ay la wareegaan 9-nin oo la sheegay in mudooyinkii dambe ay ku xirnaayeen Jazeerada Seychelle oo kamid ah meelaha inta badan lagu xiro kooxaha burcad Badeeda soomalida,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here