Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Juba-land ayaa Maanta Gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug iyagoona kulamo la leh Raisulwasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke,
Wali Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ku sugan Raisulwasaaraha soomaliya Mudane Cumar C/rashiid cali sharmarke iyo xubo ka Tirsan Labada golle ee dowlada soomaliya iyagoona wali diyaar u ah xalinta Colaada Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,
Dhanka kale waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo dhanka Koonfureed Kulan ku yeeshtay Raisulwasaaraha soomaliya iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo dhankiisa sheegay In uu diyaar u Yahay xalinta Colaada Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,

