Daawo Video: Pope Francis oo booqday Maanta Dalka Jamhuuriyada Afrika dhexe + Sawiro

0

Pope-ka dalka France ee Pope Francis ayaa Maanta gaaray dalka ay colaada ka jirto ee Jamhuuriyada Afrika dhexe (Central African Republic) waa socdaalkiisa ugu dambeeyay uu ku marayo meelo kamid qaarada Africa,

Dalka Jamhuuriyada Afrika dhexe ayaa kamid ah dalalka ay ka jiraan colaadaha iyadoona ay dalkaas ku dagaalamaan muslimiinta dalkaas ku nool iyo kooxaha Christian-ka dalkaas ku Nool,

Pope-ka dalka France ee Pope Francis ayaa Fariin nabadeed u direy kooxaha ku dagaalamaya dalka Jamhuuriyada Afrika dhexe isagoona ugu baaqay in ay Nabad ku Noolaadaan si aysan dhibaato usoo gaarin dadka ku Nool Dalka Jahmuuriyada Afrika dhexe,

Pope-ka dalka France ee Pope Francis ayaa Horey usoo maray dalalka Kenya iyo Uganda isagoona soo dhaweyn weyn kula Kulmay intii uu ku sugnaa dalkaas,

2EE7049D00000578-3338114-Message_of_peace_The_pope_visited_a_a_camp_for_displaced_people_-a-40_1448809555735 2EE704E900000578-3338114-The_pope_will_meet_with_both_Christians_and_Muslims_who_have_suf-a-39_1448809555734 2EE70B1D00000578-3338114-image-a-50_1448810053205 2EE7106E00000578-3338114-Blessed_The_pontiff_kisses_the_forehead_of_a_young_displaced_chi-a-35_1448809555729 2EE70B1D00000578-3338114-image-a-50_1448810053205 2EE6FD1500000578-3338114-Big_day_Pope_Francis_was_greeted_by_thousands_of_devoted_fans_ha-a-34_1448809555727

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here