Ciidamada Israel ayaa Toogasha ku dilay 2-ruux oo Falastiniyiin ah kadib markii baabuur ay wateen uu jiiray Ciidamo ka Tirsan kuwa Israel oo ku sugnaa daanta galbeed,
Weerarka Hore ayaa ka dhacay Xarun Boolis oo ay ku sugnaayeen Ciidamo ka Tirsan kuwa Israel oo ku Taalay deeganka Kfar Adumim ee woqooyi Bari Jerusalem, sida ay warbaahinta uu sheegeen saraakiil ka Tirsan ciidamada Booliska dalka Israel,
Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa soo badanayay ciidamada ka Tirsan Israel oo dilalka u geysta dadka Falastiniyiinta ah ee ku sugan Bariga Jerusalem,





