Barcelona oo Xaqiijisay in Xidiga Sergi Roberto uu Seegi Doono kulanka Real Sociedad

0

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Barcelona Sergi Roberto ayaa seegi doona Kulanka caawa ay la ciyaari doonto kooxda Barcelona  kooxda Real Sociedad

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain ayaa dhaawac dhanka Muruqa ah waxa uu kasoo gaaray intii ay socotay ciyaartii ay la ciyaareen kooxda as roma Kulamada Champions League,

Dhanka kale Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in xidiga Roberto uu dhaawac kasoo gaaray dhanka Canqowga Midig kulankii ay 6:1 ay kaga adkaadeen kooxda AS Roma kulan ka Tirsan kulamada Champions League isagoona lagu badalay xiligaas laacibka reer Brazil ee Adriano daqiiqadii 64-aad

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here