Gabar u dhalatay dalka Chine ayaa maanta oo khamiis ah kasoo muuqatay Maxkamad ku Taala Magaalada Hefei ee bariga dalka Chine.
Zhou Yan oo ah gabar 20-jir ah ayaa dhaawaan waxay isku dhaceen wiil ay xiriir wadaag ay ahaayeen taasi oo keentay in wiilkii ay xiriirka ay lahaayeen uu gaas wajiga kaga shubo iyadoona wajigeeda inta badan uu is badalay,
Zhou Yan ayaa xiriir la sameynsay wiil la yiraahdo Tao Rukun kasoo isku Fasal ay ahaayeen Markii Hore laakin Zhou Yan ayaa la sheegay in ay isku dayday in ay jarto xiriirka ay la wadaageysay Tao Rukun, taasi ayaa keentay in Mr Tao Rukun oo ka xanaaqo isagoona gaas wajiga kaga shubay saaxibtiisa Hore,
Maxkamad ku Taala Magaalada Hefei ee bariga dalka Chine ayaa gabadhaan siisay lacag dhan 4.67 million Yuan oo lacagta dalka Chine ah taasoo u dhigmata (£484,000). Oo lacagta Pound dalka Ingiriiska.
Halkaan ka Daawo sawirada





Ibrahim Aden liked this on Facebook.