Liverpool oo Mar kale Weynaysa Xidiga Daniel Sturridge+ Team-ka la Magacaabay

0

Kooxda Liverpool ayaa mar kale weynaysa weeraryahankeeda Daniel Sturridge kulanka ay goor dhaw la ciyaari doonto kooxda Bordeaux kulan ka Tirsan Europa League

Xidiga Heerka Caalami ee xulka dalka Ingiriiska Sturridge  ayaa wali Fursad u helin in kooxda uu Hogaamiyo  Macalin Jurgen Klopp uu kasoo Muuqdo Tan iyo Bishii October.

Liverpool starting XI: Mignolet; Clyne, Toure, Lovren, Moreno; Lucas, Allen, Milner; Ibe, Firmino; Benteke.
Subs: Bogdan, Lallana, Can, Origi, Skrtel, Brannagan, Randall.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here