Xiriirka Uefa ayaa soo saaray xidigaha u sharxan abaalmarinta Team of the Year iyadoona sanadkaan ay kasoo muuqan doonaan 8-ciyaayahan oo ka Tirsan kooxda Bracelona kuwasoo xili ciyaareedkii Hore kooxda Barcelona la qaaday Champions League,
Lionel Messi, Neymar, Luis Suarez, Dani Alves, Gerard Pique, Javier Mascherano, Andres Iniesta iyo Ivan Rakitic waa ciyaaartooda u sharxan abaalmarinta Team of the Year Halka dalka Ingiriiska oo ka socdo Goolhayaha kooxda Manchsster City Joe Hart
Ciyaartooy ka ciyaarta dalka Ingiriiska ayaa sidoo kale u tartamaya abaalmarinta kooxda sanadka ee xiriirka Uefa oo dhawaan lagu dhawaaqi doono waxaa kamid ah ciyaartooda Horyaalka dalka Ingiriiska Eden Hazard, Alexis Sanchez iyo Sergio Aguero waxaana sidoo kale kamid ah laacibka kooxda Manchester City Kevin De Bruyne
Halkaan kala akhriso 40-ka ciyaaryahan ee u sharxan abaalmarinta Team of the Year
Goolkeepers: Denys Boyko (Dnipro), Gianluigi Buffon (Juventus), Joe Hart (Man City) and Manuel Neuer (Bayern Munich)
Defenders: David Alaba (Bayern Munich), Dani Alves (Barcelona), Jerome Boateng (Bayern Munich), Leonardo Bonucci (Juventus), Giorgio Chiellini (Juventus), Diego Godin (Atletico Madrid), David Luiz (PSG), Javier Mascherano (Barcelona), Gerard Pique (Barcelona), Sergio Ramos (Real Madrid), Ricardo Rodriguez (Wolfsburg) and Thiago Silva (PSG)
Melfeldirs” Hakan Calhanoglu (Bayer Leverkusen), Kevin De Bruyne (Manchester City), Eden Hazard (Chelsea), Andres Iniesta (Barcelona), James Rodriguez (Real Madrid), Yevhen Konoplyanka (Sevilla), Grzegorz Krychowiak (Sevilla), Claudio Marchisio (Juventus), Paul Pogba (Juventus), Ivan Rakitic (Barcelona), Marco Verratti (PSG) and Arturo Vidal (Bayern Munich)
Forwerd” Sergio Aguero (Manchester City), Gareth Bale (Real Madrid), Antoine Griezmann (Atletico Madrid), Zlatan Ibrahimovic (PSG), Robert Lewandowski (Bayern Munich), Lionel Messi (Barcelona), Alvaro Morata (Juventus), Thomas Muller (Bayern Munich), Neymar (Barcelona), Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Alexis Sanchez (Arsenal) and Luis Suarez (FC Barcelona)


Hamdala Darasabo liked this on Facebook.