Maxkamad Maanta Lasoo Taagayo Wariye Jaamac Deperaano

0

Maxkamada Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa maanta lagu wadaa in lahor keeno wariye Jaamac Deperaani oo kamid ah wariyaasha ka Howlgala deeganada Maamulka Puntland.

Qaar kamid ah wariyaasha deeganada Maamulka Puntland ayaa maanta xaadiri doona Maxkamada Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal si ay Goob joog kaga Noqdaan xukunka ay  Maxkamada ku ridi doonto wariye Jaamac Deperaani,

Warar soo baxaya ayaa Tilmaamaya in wariye jaamac Deperaani uu u xiran Yahay Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo inta badan dhibsaday sida la sheegay wararka arimaha Bulshada uu ka qoro Wariye Jaamac Deperaani.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here