Keisuke Honda oo ka Hadlay Mustaqbalkiisa kooxda AC Milan

0

Keisuke Honda Laacibka qadka dhexe ee kooxda AC Milan ayaa beeniyay wararka sheegaya In uu ka dhaqaaqayo kooxda ac Milan marku Furmo suuqa kala iibsiga Bisha Junuary,

29-jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Japan ayaa waayay booskiisa kowaad ee kooxda ac Milan Tan iyo markii uu  shaqaqada kooxda ac Milan la wareegay ninka reer Serbia ee Sinisa Mihajlovic

Isagoo saxaafada Hadal kooban siiyay ayuu sheegay  xidigaa Keisuke Honda   in uu diyaar u yahay In uu u dagaalamo booskiisa kowaad ee kooxda Ac Milan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here