Dhageyso:-Rai’salwasaare Sharmaarke oo Baydhabo kula Kulmaya Odayaasha Magaladasi.

0

Cumar C/rashiid Cali RW Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Waxaa lagusoo waramayaa in maanta halkaa uu kula kulmidoono Odayaasha iyo Waxgaradka Magaaladaasi ku nool.

RW Cumar ayaa Waxaa uu si gaara ula kulmidoonaa Odayaasha Ku mashquulsan Soo xulidda Baarlamaanka Maamulkaasi oo hadda magaalada Baydhabo ka socota.

Waxaa lagu waramayaa in Sidoo kale kulanka aysan goobjoog ka ahayn Odayaasha dhaliilsan qaabka ay u socoto soo xulidda Baarlamaanka Maamulkaasi.

Suldaan Shariif Cali Xasan oo la hadlay Radio Simba ayaa Faahfaahin ka bixiyey Kulamada la Filaayo Maanta in ay dhacaan.

Halkaan Ka dhageyso Codka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here