Laacibkii Hore ee xulka dalka France David Ginola ayaa aaminsan in laaacibka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ay ku wacan Yihiin in ay ku biiraan kooxda Paris Saint-Germain,
Weeraryahanka xulka dalka Portugal iyo kooxda Real Madrid Ronaldo ayaa shaki la galinayaa mustaqbalkiisa kooxda Real Madrid xili ay macquul ay tahay in kooxda Real Madrid in ay iibiso laacibkaan,
Dhanka kale macalinka kooxda Chelsea macalin Jose Mourinho ayaa shaki galinyaa Mustaqbalkisa kooxda Chelsea madaamada kooxda Chelsea ay ku bilaabatay waayo aan wanaagsaneen xili ciyaareedkaan 2015/2016
David Ginola “ Cristiano Ronaldo iyo macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho waa kuwa ku wanaagsan in ay ku biiraan kooxda Paris Saint-Germain,

