Lionel Messi oo Tababar la Sameeyay Ciyaartooda kooxda Barcelona B

0

Ciyaaryahanka kooxda Barcelona Lionel messi ayaa Tababar la qaatay ciyaartooda kooxda Barcelona B oo ah kooxda ka Yar kooxda Barcelona

Laacibka reer Argentine ayaa la arkaayay isagoo Tababar la sameynayo ciyaartooda yar yar ee kooxda Barcelona B kadib markii uu mudooyinkii dambe dhaawacyo kooxda  kaga Maqnaa,

Macalinka kooxda Barcelona B Gerard Lopez ayaa saxaafada u sheegay in ciyaartoyga Lionel messi iyo ciyaaryahanada Yar yar ee kooxda Barcelona B ay Tababar isla sameeyeen maanta oo isniin ah

Lionel Messi ayaa garoomada Mudooyinkii dambe ka Maqnaa kadib dhaawac kasoo gaaray kulankii ay la ciyaareen kooxda Las Palmas Bishii September

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here