Xidiga kooxda Manchester United Jesse Lingard ayaa markii ugu Horeysay loogu yeeray xulka dalka England kulanka ay ka Hortagi doonaan Talaadada xulka dalka France,
Xidigaan u ciyaaray xulka dalka Ingiriiska xidigaha 21-jirada ayaa xukiisa loogu yeeray kadib markii ay dhaawacyo soo gaareen xidigaha Michael Carrick iyo xidiga kooxda Leicester City Jamie Vardy
Full England Squad:
Goalkeepers: Jack Butland (Stoke City), Joe Hart (Manchester City), Tom Heaton (Burnley).
Defenders: Ryan Bertrand (Southampton), Gary Cahill (Chelsea), Nathaniel Clyne (Liverpool), Kieran Gibbs (Arsenal), Phil Jones (Manchester United), Chris Smalling (Manchester United), John Stones (Everton), Kyle Walker (Tottenham Hotspur).
Midfielders: Dele Alli (Tottenham Hotspur), Ross Barkley (Everton), Fabian Delph (Manchester City), Eric Dier (Tottenham Hotspur), Adam Lallana (Liverpool), Jesse Lingard (Manchester United), Jonjo Shelvey (Swansea City), Raheem Sterling (Manchester City).
Forwards: Harry Kane (Tottenham Hotspur), Wayne Rooney (Manchester United).

