Kenya oo beenisay in ay dhibaatooyin ka Waddo Soomaaliya.

0

Xili dhawaan taan ay soobaxayeen Warar sheegayey in ciidamada dowlada kinya ay Gudaha usoo galeen xuduuda soomaaliya dhanka balad xaawo ayaa afayeenka malatariga ee kenya devid kibonya waxaa uu wax kama jiraan kutilmaamay wararkaas tilmamaya ay ciidamada kenya ay kusoo durqeen xuduuda somaliya afayeenka ayaa tilmaamay in Dowlada kenya ay soomaliya ujoogto nabad ilaalin taasna ay meesha kasaareyso in kenya ay soomaliya ujoogto qaab ganacsi.

Dowlada kenya ayaa sido kale lagu eedeeyaa in magaalada kismaayo ay kadhoofiso dhuxusha iyo waliba sonkorta taas oo si qarsoodi ah loogaliyo Wadankeeda.

devid kibonya afayeenka malatariga ee kenya ayaa sidoo kale dafiray wararkaas ah in kenya ay kismaayo kadhoofiso dhuxusha iyo waliba sonkorta isagoo tilmaamay in wararkaas ay yihiin kuwa laga badbaadiyey ciidamada kenyana ay badaleen kuwii siiraliyoon ee Dalka kaaxay waxa uuna wax laga xumaado kutilmaamay in ciidamada kenya oo sida uu sheegay soomaaliya u joogta la dagaallanka alshabaab lagu tilmaamo in ay qas ka waddo Soomaaliya

Waxaa Muddooyinkii dambe Soo baxay Warar ah in Ciidanka Kenya ay Soomaaliya ka wadaan dhibaatooyin kala duwan waxaa ciidamada Keny ay dhawr Mar Xasuuq iyo dhibaatoooyin kale ay u geysteen dad rayid ah oo Kenya ay ku sheegtay in ay ahaayeen Alshabaab qaarkoodna ay dafirtay in ay dishay.

Gudiga Arimaha dibadda iyo Kan arimaha Gudaha Ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Waxaa ay ka wada hadlayaan dhibaatooyinka Xadgudubka Kenya ay Ka waddo Soomaaliya waxaana lasugayaa shirkaa qodobada kasooo baxa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here