Gudoonka Baarlamanka Soomaliya oo Hambalyo u Direy Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Maamulka Puntland

0

Gudonka Baarlamanka soomaliya ayaa Hambalyo u direy Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Maamulka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi kadib doorasho Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka Puntland.

Jeylaani Nuur iikar Gudoomiye ku-xigeenka Kowaad ee Baarlamanka soomaliya oo warbaahinta kula Hadlay xarunta Golaha shacabka soomaliya ayaa sheegay in gudoonka sare Baarlamanka soomaliya uu Hambalyo u diraayo Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Maamulka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi

Mudane Jeylaani Nuur iikar  Gudoomiye ku-xigeenka Kowaad ee Baarlamanka soomaliya  ayaa ku Tilmaamay qaabkay u dhacday doorashada mid waafaqsan qaabka doorashooyinka isagoona amaan usoo jeediyay xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Puntland.

151109_001

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here