Xulka dalka France ayaa laga saaray kulamada ay la ciyaari doonaan xulalka Germany iyo England daafaca kooxda Liverpool Mamadou Sakho oo xalay ku dhaawacmay kulankii ay guuldarada kasoo gaartay kooxda Crystal Palace
Waaxda caafimaadka ee kooxda Liverpool ayaa shaacisay in Mamadou Sakho uu dhaawiciisa uu zaaiday taasi uu ka dhigan in uu maqnaan doono kulamo dhowr ah.
Macalinka xulka dalka France Didier Deschamps ayaa badalka xidiga Mamadou Sakho u yeeray daafaca kooxda Saint-Etienne Loic Perrin

