Goolhayaha kooxda Real Madrid Keylor Navas ayaa laga saaray ciyaartooda xulka dalka Costa Rica ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee dalka Russia.
Navas ayaa dhawaan ku dhaawacmay kulankii ay Real Madrid ka guuleysatay kooxda Paris Saint-Germain ciyaaraha Champions Leagu tasoo ka dhigan in uu seegi doono kulamada ay wajihi doonaan xulalka Panama iyo Haiti
Squad in full:
Goalkeepers: Esteban Alvarado (Trabzonspor), Leonel Moreira (Herediano), Patrick Pemberton (Alajuelense);
Defenders: Johnny Acosta (Alajuelense), Francisco Calvo (Deportivo Saprissa), Junior Diaz (Darmstadt), Oscar Duarte (Club Brugge), Cristian Gamboa (West Brom), Giancarlo Gonzalez (Palermo), Ronald Matarrita (Alajuelense), David Myrie (Herediano), Kendall Watson (Vancouver Whitecaps);
Midfielders: Randall Azofeifa (Herediano), Christian Bolanos (Deportivo Saprissa), Celso Borges (Deportivo La Coruna), Oscar Granados (Herediano), Johan Venegas (Montreal Impact);
Forwards: Bryan Ruiz (Sporting CP), Joel Campbell (Arsenal), Daniel Colindres (Deportivo Saprissa), Ariel Rodriguez (Deportivo Saprissa), Alvaro Saborio (DC United) Marco Urena (Midtjylland)

