Galmudug oo Maamul Cusub U Magacaabay Degmada Caabud Waaq.

0

Halkaan Ka aqriso Xubnaha La Magacaabay

magacyada iyo xilalka loodhiibay

 

Mahad Cumar Cilmi guddoomiyaha degmada Caabudwaaq.

 

Muxudiin Cabdi Geelle, ku xigeenka guddoomiyaha degmada.

 

Cabdikaafi Sheekh Cali, xoghayaha dowladaha hoose.

 

Cabdulle Cartan Aadan, madaxa waaxda amniga iyo siyaasadda.

 

Yuusuf Maxamed Axmed, Madaxa waaxda arrimaha bulshada ee degmada.

Axmed C/qaadir Aadan, Madaxa waaxda maaliyadda.

 

Ibraahim Faarax Cabdulle, Madaxa garsoorka maamulka.

Guurow Xaashi, talyaha Nabad sugidda.

 

C/kaafi Muuse Yuusuf, ku xigeenka dowladaha hoose.

 

Cabdi Cabdiraxmaan, ku xigeenka waaxda amniga iyo siyaasadda degmada.

Cali Maxamed Nuurre, ku xigeenka waaxda arrimaha bulshada.

 

Cabdirisaaq Diiriye ku xigeenka maaliyadda.

 

Sayid Maxamuud, ku xigeenka garsoorka.

 

Cabdiweli Xirsi, Taliyaha nabad sugidda ku xigeenkiisa.

 

Taliyaha Booliska magacaabistiisa dib ayaa loo dhigay, si looga tashaday

 

Maamulkani waxaa la sheegay inuu yahay KMG, isla markaana ay shaqeyn doonaan 90 cisho ama seddex bil.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here