Dhageystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka dhibane ee Idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana Galabnimo Arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 4-11-2015
Barnaamijka waxaan Todobaadkaan aan ku wareysanay Dhibane Maxamed nuur aadan oo ku xanuunsanaya isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho si aad u caawisit kala soo xiriir dhibanahaan: 0616073187 oo laga helo dhibane Maxamed nuur aadan





