Paul Pogba oo la xaqiijiyay in uu sii joogi doono kooxda Juventus

0

Wakiilka xidiga qadka dhexe ee kooxda Juventus Paul Pogba Mino Raiola ayaa xaqiijiyay in xidiga reer France uu sii jogi doono kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga,

Pogba ayaa kamid ah xidigaha loogu doonista badan yahay dhanka suuqa kala iibsiga waxaa lala xiiriirinayaa kooxaha Real Madrid iyo Barcelona iyo PSG oo dhamaan lacago badan ku doonaya xidiga.

Laakin wakiilka xidigaan ayaa meesha ka saaray wararka ku aadan in laacibkii Hore ee kooxda Manchester United uu ku biiri doono kooxda Barcelona ee Horyaalka  dalka Spain.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here